ku soo dhawaada websetka mohamed amiin(ceelafweyn)

Diin
Home
Diin
Heeso
Chat
somaliland
Race Results and Analysis
Schedule and Standings
Favorite Drivers
Racing Links
Contact Me

 Dhegeyso Muxaadirada diinta ah

 

 fadlan  adoo raaliya dhagayso muxaadirooyinkan  aan kuu  diyaariyay  walaalkayga muslimka ahoow iyo walaashayda muslimada aheey  from:mohamed amiin
Muxaadarooyin

 

 

- Magaca Sheekha Cinwaanka Muxaadarada Listen
1 Sh. Mustafe X. Ismaciil. Daahirinta Nafta Listen
2 Sh. Mustafe X. Ismaciil Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Listen
3 Sh. Mustafe X. Ismaciil Qisadii Nabi Yusuf cs 2 Listen
4 Sh. Mustafe X. Ismaaciil Qiimaha Adduunka Listen
5 Sh. Mustafe X. Ismaaciil Sabarka oo la badiyo Listen
6 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Nafta iyo shahwaadkeeda Listen
7 Sh.Mustafe X. Ismaaciil Nafta iyo Shahwaadkeeda 2 Listen
8 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Hamiga qofka muslimka Listen
9 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Khilaafka Qoyska iyo xalkiisa Listen
10 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Saaca wa Saaca Listen
11 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Warbaahinta Listen
12 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Baraaruga Islaamka Listen
13 Sh. Mustafa X. Ismaaciil Dumarkii lagu sheegay Quranka Listen
14 Sh. M. Umal Dhibaatooyinka Qoyska Listen
15 Sh. M. Umal Adaabta Furiinka Listen
16 Sh. M. Umal Waajibaadka Saaran Dumarka Listen
17 Sh. M. Umal Balantii uu Rasuulka lagalay Dumarka Listen
18 Sh. M. Umal Astaamaha wadada janada Listen
19 Sh. M. Umal Qabiilka & Qabyaalada Listen
20 Sh. M. Umal Qabiilka iyo Qabyaaladda 2 Listen
21 Sh. M. Umal Ku sugnaanta Diinta Alle Listen
22 Sh. M. Umal Nolosha dhabta ah Listen
23 Sh. M. Umal Wanaaga Diinta Islaamka Listen
24 Sh. M. Umal Naftaadda miizaan Listen
25 Sh. M. Umal Xaquuqda labada isqaba Listen
26 Sh. M. Shible. Al Cawaasim Wal Qawaasim Listen
27 Sh. M. Shible. U baari noqoshada Waalidka Listen
28 Sh. M. Shible. Kala Noolaanshaha labada isqaba Listen
29 Sh. M. Shible. Weyneynta Xaduudka Alle Listen
30 Sh. M. Shible. Xaaladaha ad adag Listen
31 Sh. M. Shible. Is Xasadka Listen
32 Sh. M. Shible. Xadgudubka fahanka diinta Listen
33 Sh. Abdirashiid Sh. Ali Maalinta Qiyaamo Listen
34 Sh. Abdirashiid Sh. Ali. Fadliga Quraanka Kariimka Listen
35 Sh. Abdirashiid Sh. Ali. Fadliga Sabarka Listen
36 Sh. M. Idris Ku sugnaanta Diinta Listen
37 Sh. M. Idris Xalku waa islaam Listen
38 Sh. M. Idris Caqiidada iyo raadka ay ku leedahay Listen
39 Sh. M. Idris Isgu Kaalmaysiga Khayrka Listen
40 Sh. M. Rashaad Maxaa Xigga Geerida Listen
41 Sh. M. Rashaad Quruxda gabadha Muslimada ah Listen
42 Sh. M. Rashaad Sharafta qofka muminka ah Listen
43 Sh. M. Rashaad Sababaha ay umadeena ku hor Listen
44 Sh. M. Rashaad Gabdhaha Suubah Listen
45 Sh. C/qaadir Muumin Walaaltinimada Islaamka Listen
46 Sh. C/qaadir Muumin Ku toosnaanta Manhajka Allaah Listen
47 Sh. C/qaadir Muumin Tarbiyadda Caruurta Listen
48 Sh. M. A. Rooble Ahlu Janaha Listen
49 Sh. M. A. Rooble Ahlu Naarka Listen
50 Sh. M. A. Rooble Sababaha ay muslimiinta Listen
51 Sh. M. A. Rooble Sixirka Listen
52 Sh. M. A. Rooble Qabyaalada Listen
53 Sh. M. A. Rooble Waano Listen
54 Sh. M. A. Rooble Xajj iyo Cumro Listen
55 Sh. M. A. Rooble Goor danbe ayaad ogaan doontaan Listen
56 Sh.Cumar Faaruuq Xajjka iyo Acmaashiisa Listen
57 Sh.Cumar Faaruuq Al Israa Wal Micraaj Listen
58 Sh. Casoowe Nifaaqa iyo Munaafiqiinta Listen
59 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
60 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
61 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
62 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
63 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
64 Nadwo Nadwo Culimo badan oo kala duwan Listen
65 Nadwo Nadwo ku saabsan dhalinyarada Listen
66 Sh. M. Muqtaar Inta uusan qofi oran "shalayto Listen

fadlan iga raali ahaada  shaqo ayaaa wali kasocota sxb bayaaaal
 waxaaan idnku balan qaadayaa hadii ilaah   ii  ogolado  in  aad  kaga faa'idaysan doonaan  websetkan wax yaabo aad iyo aad umihiimsan oo gaan  gaar ahaaan idinku talagalay maadamaaa  oo aad tidhiin macaariiftayda wanaagsan    isuga ishalaaah mudo aad iyo aad u gaaban  aniga oo ah  mohamed amiin sulaymaan
 
 

A Place to Share True Islam With Others

Live Broadcasts [check here]

24 Hour Rebroadcasts
24 Hours a Day - Rebroadcasts

 Login to ChatIslam.com Audio Lounge
Help
Screen Name
Password (optional)
Room
 
login
 Passwords Will Be Saved - If Entered

Visit Our Other Sites:
Audios - Videos - CDs

Articles - Discussions - Books

muxaadiro   akhriso walaakyga muslimka ahoow  iyo walaashayda muslmada aheey
Walaashay Muslimadda ahey

Bismilaahi sabe hore sifo eebe weheliso naxariis dulsaaranoo saligii rasuulkeen ehelku saami qaataan saxaabadu sad leedahay saan qaadayaal idinkood.

Saacadii qiyaamaha & sakaraadka hortiis saatirkeen haku ismo intaas kadib allaa mahad leh

Mahad dhamaanteed allihii samada noo taagay tiir la'aan dhulka noo goglay.Halkan Riix

 

Islaax Al-buyuut
 Walaalayaal waxay marka hore mahadi u sugnaatay allihi naga dhigay muslimin, nagu galadaystay shareecada sharafta badan, oo noo cadeeyay xuquuqaha waajibka ah in laguto, sida xaqa rabbi xaqa waalidka xaqa walaalaha xaqa ehelka iyo xuquqda ay isku leeyihiin labada nolosha qeybsaday ee zowjaynka ah,Halkan Riix.

 

Damiinimo maxaa dawo u ah
Waxa lagu magacaabo damiinimada ama dareen la'aanta caqliga ee lagu arko caruurta qaarkood waxay wel wel ku beertaa qoyska. Waxaa la arkaa ilmihii oo falalkiisa laga dareemayo inuusan caadi ahayn oo wax u dhiman yihiin hadaba maxay tahay sababta? Sideese lagu daweeyn karaa? Su'aashaas jawaabteeda daraasado badan ayaa looga jawaabay.waxaana ugu danbeeyey daraasad uu sameeyey Dr. Saalim Cubayd oo wax ka dhiga Jaamacadda caynu Shamsi ee dalka Masar wuxuuna sheegay in damiinimadu damiinimadu tahay garasho yaraan iyo caajisnimo xaga caqliga ah.Halkan Riix

Enter content here

Enter supporting content here

welcome