ku soo dhawaada websetka mohamed amiin(ceelafweyn)

Home
Diin
Heeso
Chat
somaliland
Race Results and Analysis
Schedule and Standings
Favorite Drivers
Racing Links
Contact Me

Welcome graphic

 
Har(HRG)- Labada xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID, ayaa ku heshiiyay sidii ay u qaadan lahaayeen kaalin Mucaaradnimo oo mid ah, taas oo ay sheegeen inay tahay mid loogu adeegayo danta Qaranka. Sidaas waxa lagu cadeeyay War Murtiyeed Maanta soo baxay oo ay si wada jir ah ugu saxeexnaayeen labada guddoomiye ee KULMIYE iyo UCID Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Faysal Cali Waraabe.


War Murtiyeedka ay labada xisbi soo wada saareen oo koobnaa waxa uu u qornaa sidan.
“Iyada oo laga duulayo dareenka shacbiga Somaliland ee doorashadii Golaha Wakiilada Somaliland ee 2005 iyo kalsoonida ay siiyeen xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE, iyada oo ay lagama maarmaan u tahay habsami u socodka hawlaha qaranka in la helo xukuumad iyo Asxaab Mucaarid (Check and Balance) oo shaqada isku hubiya gacana isku siiya sugida saraynta sharciga iyo Horumarinta dalka.
Waxa ay labada xisbi Qaran ee UCID iyo KUYLMIYE ku heshiiyeen inay iska kaashadaan sidii ay u qaadan lahaayeen kaalin Mucaaradinim oo ah mid loogu adeegayo danta qaranka loona hirgelin lahaa himilada umadda ee codkooda ku bixiyay amaan iyo xasilooni.”.
Muddooyinkan dambe waxa labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID u socday wada hadalo, kuwaas oo Warsxaafadeedkani uu yahay midhihii u horeeyay ee ka soo baxa wada hadaladoodii.

walaalo waxaan idin leeyahay kusoo dhawaada website kan hana is martiyna

  fadlan adoo  raaliya  waxaad  igala  sooxidhiidhaysaan  

               amiindeeq@gmail.com

 

 

     
   

Maandeeq

A Ali Cigal

Ahmed Naji

Hassan A Samatar

Omar Dhule

Ali Sugule

M. A/dalla Jeeri

A/Nur Alaale

Sahra Ahmed

SANKA

IIDI

Jooqle

A/fatax Kuus

A/wahab Naji

A/Lahi Boqol

Daleys

Faduma Qasim

Aweys khamis

Abdi Janan

Caruus

Seynab Cige

Nagruma

Lul Jeylani

Sahra Dawo

Sahra Siyad

Deeqa

Shukri Sindiko

Kaltun

               

hooyga heesaha  ee   vipcabdi

Welcome to  ceelafweyn.tripod.com   music center

Maandeeq

Neyrus
Ayaamaha
Daalo
Dugsi
Garasho
Gardaro
Heelo

c/laahi boqor

Xaali
Cadar
Qaraami
Gamay
Sahra
Xasuus
Gaashaan
Dhambaal
Hanaan Qurux
Darenkan ku raaxcay
Hees #3
Hees #4
Hees #5
Hees #6
Hees #7
Hees #8
Darmaan
Hees #1
Hees #2
Hees #3
Hees #4

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Trivia Question

In this area I'll include a different trivia question each week or even each day. E-mail me if you know the answer.

This week's question: What's the greatest number of lead changes in a single NASCAR race?

Last Week's Answer: Dale Earnhardt

Race car graphic; Size=240 pixels wide

welcome